Midnimada Dhalinta Hawiye waa Muqadis


Hawiyaah lagu hirtaa
Halyey bey leeyihiin
Halaagey ka hortagaan
Hormuud weeyaan hubaal
Hogaan key hagi yaqaan
Dadkey kala xeeriyaan.
Cadaw gey ka hortagaan
Xumahey suuliyaan
Cadaw gey ka hortagaan
Cududiisey jebshaan
Casharaan ba-ayn iyo
Ceesh koodey jaraan
Ruuxii magan galaa
Maamuus buu helaa
Nimciyo nabad buu helaa
Mariin iyo tacab buu helaa
Ruuxii gef iyo ula taga hanyari
Hig iyo hugan baa kabaxa
Hoogoo jabay buu yidhaah
Hareeraha isagoon mar dhugan
Huf dhahyoo hogoga jiidh
Habaas kiiisana lawaaaa

Boqortooyada Hawiyah Allow barakee oo balaayada baal mari waa beel badanoo laheyn bukaansocod iyo ruux baahi qaba
beledka ay leeyihiin ayaa lagu baratamaa oo loo dalxiis tagaa Rabiyow bisinkeena ku badbaadi🙏🙏👏✊


Comments