Akhriso sidii ay u kala baxdo Beesha Hawiye [Hawiye Subclans]

Beelweynta Hawiyah Irir Samaale wexey ka mid tahay beelaha ugu weyn ee degta Geesiga Afrika (Somalia🇸🇴 Ethiopia🇪🇹 Djibouti🇩🇯 Kenya🇰🇪) wexey walaalo la yihiin ah Aji Irir Samaale oo ah beesha Dir aabahiis. 


Awoowe Hawiye wuxuu dhaley 6 wiil iyo 1 gabadh, ilmahanana 2 kala bahna yihiin. (Sidaa taarikhda xuseyxso)

Bah Carabero (Xaaskii 1aad Xaji Hawiye)=
Karenle Hawiye
Raarane Hawiye
Xaskul Hawiye

Bah giirey (Xaaskii 2aad Xaji Hawiye) =
Gugundhabe Hawiye
Gorgaate Hawiye
Jambeele Hawiye
Xaliimo Hawiye (gabadh ahayd)

Karanle ayaa waxuu dhalay:
Kaariye Karanle
Gidir Karanle
Siixaawle Karanle
Waadheere Karanle
Fadumo karanle

Kaariye Karanle waxuu dhalay:
Afxaaji Kaariye Karanle
Lagsuge Kaariye Karanle

Gidir karanle waxuu dhalay:
Raray Gidir Karanle
Abshacle Gidir Karanle
Warneciif Gidir Karanle
Aw Bakar Gidir Karanle

Siixaawle Karanle waxuu dhalay:
Balow Siixaawle Karanle
Burale "Sanbure" Siixaawle Karanle
Bad Siixaawle Karanle

Wardheerle waxuu dhalay:
Mursal karenle (Murusade) waxuu sii ka la dhalay:
Foorculus Murusade
Sabti Murusade

Foorculus waxuu sii dhalay:
Hilibi foorculus (bah Sheekhaal)
Habarceyno Foorculus (Bah Abgal)

Sabti Murusade waxuu sii dhalay:
Cabdalle Sabti
Ibrahim Sabti
Majabe Sabti

Raarane Hawiye waxuu dhalay
Ide’maarke
Oo kala dhalay:
Aw Fogay Idme'eke Rarane
Babilis Idme'eke Rarane
Aw Qalafe Idme'eke Rarane
Aw Shikh Idme'eke Rarane
Aw Eden Mahad Idme'eke Rarane

Xaskul Hawiye waxuu dhalay:
Hara’iid Haskul Hawiye
Ali Haskul Hawiye
Idde Haskul Hawiye
Idde Haskul Hawiye oo kala dhalay:
Abdi Idde xaskul
Geesale Idde xaskul
Xuseen Idde xaskul
Adan Idde xaskul
Mahamed Idde xaskul
Nure Idde xaskul
Dinle Idde xaskul
Ahmed Idde xaskul
Hamade Idde xaskul
Wahadsame Idde xaskul
Iriryale Idde xaskul
Husein Idde Xaskul

Gugundhabe Hawiye waxuu dhalay
Jibaade gugundhabe
Jiidle gugundhabe
Baadicade gugundhabe
Jajeele gugundhabe
Gaaljecel gugundhabe

Jiidle gugundhabe waxuu dhalay:
Weyteen
Weyteen waxuu sii dhalay:
Dalawstire WeyteenJidle
Murale Weyteen Jidle
Mudarado Weyteen Jidle

Baadicade gugundhabe waxuu dhalay:
Subeer Baadicade
Afgaab Baadicade
Ilaawe Baadicade
Maamiye Baadicade
Xaamuud Baadicade
Ibrahim Baadicade
Cariyahan Baadicade
Caddowyar Baadicade
Samaroob Baadicade
Quurwayle Ciise Baadicade
Moolkaal Baadicade

Subeer waxuu sii dhalay:
Cali-Aamin
Amiirow
Mahadalla

Afgaab waxuu sii dhalay:
Hassan weyd
Dhiblaawe
Adan turcad

Ilaawe waxuu sii dhalay:
Makaraan
Hassan walaal
Halane Walaal

Xaamud waxuu sii dhalay:
Khalaf
Faqow

Gaaljecel gugundhabe waxuu sii dhalay:
Sooraante Gaaljecel
Barsame Gaaljecel
Oday cade Gaaljecel
Ereballe Gaaljecel
Bees Gaaljecel
Aafi Gaaljecel
Sugow Gaaljecel
Macaawiye Gaaljecel
Magan Gaaljecel
Dhemow Gaaljecel
Doqon-diid Gaaljecel
Dirisame Gaaljecel
AbtiSame Gaaljecel
Caloofi Gaaljecel
Makahiil Gaaljecel
Makaciil Gaaljecel

Jambeele Hawiye waxuu dhalay:
Fadumo Jambeele
Ajuuran Jambeele
Dagoodi Jambeele

Xaliimo Hawiye oo gabadh aheyd waxay is guursadeen Omar "Garre" Matan Riyale waxay dhashay:
Deeli oo sii dhalay tuuf

Gorgaate Waxuu dhalay
Maxamed (madhibaan oo reerka laga saaray lakin uu dhashay)
Silcis Gorgaate
Wadalaan Gorgaate
Mariixan Gorgaate
Maxamuud Gorgaate (Daame)

Silcis gorgaate waxuu dhalay:
Nugale Silcis Gorgaate
Bedare Silcis Gorgaate
Liboow Silcis Gorgaate

Nugaal Silcis gorgaate waxuu sii dhalay:
Ciise Nugale Silcis
Rarante Nugale Silcis
Beedare Nugale Silcis

Wadalaan gorgaate waxuu dhalay:
Daranle

Daranle waxuu sii dhalay:
Wadmahure Daranle
Hon Daranle

Maxamuud gorgaate oo daame loo yaqaan waxuu guursaday faadumo karenle oo ay ilma adeero yihin waxuu dhalay raage wiil la yirahdo 14 marka hoos looga dagto waxaa so baxeyso hiraab

Hiraab oo kala ah =
Mudulood Hiraab
Martiile Hiraab
Madarkicis Hiraab
Maxamuud Hiraab

Mudulood waxuu dhalay
Maxamed Mudulood
Daaro Mudulood
Wacweyteen Mudulood
Ciise Mudulood
Darandoole Mudulood

Darandoole mudulood waxuu dhalay
Hilibi Darandoole
Cisman Darandoole

Hilibi Darandoole waxuu dhalay:
Mudujeel Hilibi Darandole
Mirwaq Hilibi Darandole

Cisman Darandoole waxuu dhalay
Cali Cisman (Abgaal)
Wacdaan Cismaan
Ilaawan Cismaan
Moobleen Cismaan

Wacdaan Cismaan waxuu dhalay:
Maalin Wacdaan
Warqatil Wacdaan
Samakay Wacdaan
Warqad Wacdaan

Moobleen cisman waxuu dhalay:
Magale Moobleen
Abidig Moobleen

Abgaal Cisman waxuu dhalay 8 wiil Iyo hal gabadh
Waa:
Maxamed Cali (Harti Abgaal)
Wacbudhan Cali
Warculus Cali (Waceysle)
Maxamuud cali
Cabdulle cali
Daylacood cali
Daymacood cali
Damuumiye cali
Ceynaato cali

Maxamed Cali wuxu dhalay:
Suul Maxamed
Ciise Maxamed
Warsangeli Maxamed

Martiile hiraab oo uu kala baxdo:
Abdiraxiin( sheekhaal Adeer)
Fiqi cumar (sheekhaal)

Fiqi cumar waxuu dhalay sii dhalay:
Aw maxamed fiqi cumar (guudle)
Aw cisman fiqi cumar (gendershe)
Abaa xasan fiqi cumar (jaziira)
Aw Ahmed fiqi cumar (loobage)
Aw qudub
Gaameedle fiqi cumar
Aw ayuub fiqi cumar
Aw Saciid fiqi cumar
Qaalu fiqi cumar
Teedan fiqi cumar
Abiib fiqi cumar
Calicafiif fiqi cumar
Cabdishekh fiqi cumar
Cabdisuufi fiqi cumar
Cabdisamad fiqi cumar
Sheikh Hayti fiqi cumar
Seyle fiqi cumar

Aw ahmed loobage waxuu dhalay:
Tolweyne loobage(mahadalle)
Caagane loobage
Sacdi loobage
Cabdi loobage

Aw qudub waxuu dhalay:
Aw cabdale qudub
Aw cumar siyaad qudub
Aw cumar diini qudub
Aw samire qudub
Aw ahmed qudub
Aw sidiiq qudub
Aw faarax qudub
Aw liibaan qudub
Aw cilmi qudub

Madarkicis hiraab waxuu dhalay:
Mahamed Madarkicis Hiraab(Cayr)
Ibrahim Madarkicis Hiraab (Saruur)
Saciid Madarkicis Hiraab (Sacad)
Suleymaan Madarkicis Hiraab(Saleebaan)
Sahal Madarkicis Hiraab
Sodal Madarkicis Hiraab
Subeir Madarkicis Hiraab
Sifadle

Cayr waxuu sii dhalay:
Muucle
Waace

Sacad waxuu sii dhalay:
Cabdalle
Cawareere

Saleeban waxuu sii Saleeban waxuu sii dhalay
Farax
dashame

Saruur waxuu sii dhalay
Nabadwaa
Wadan

Maxamuud hiraab (Duduble) waxuu dhalay:
Celi
Maqlisame
Maxamed camal
Bissin waaxidsame
Awradeen
Cumar
Aarsade
Dauud

Comments