Caleemo saarkii ugaaska cusub ee beelaha Jiidle Ugaas C/risaaq Ugaas Cali Ugaas Nuur oo ka dhacay magaalada Jigjiga - 14/08/2020


Caleemo saarkii Ugaaska Jiidle - Ugaas C Risaaq Ugaas Cali Ugaas Nuur oo ay ka soo qayb galeen dhamaan Garaadada, Salaadiinta, Ugaasyada, iyo beelaha Soomaalida ee Jigjiga ku sugnaa. 

Comments