AUN Ugaas Cali Ugaas Nuure [Ugaaska Jiidle] oo ku geeriyooday magaalada Istanbul ee dalka Turkiga - 11/08/2020

Alaha u naxariisto marxuum Ugaas Cali Ugaas Nuure oo ku geeriyooday magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, maxuumka oo muddo dheer ahaa ugaas qeyb weyne ka ahaa nabadda iyo xasilooniga dhamaan gayiga Soomaaliya.

Waxaan geerida ugaas oga tacsiyeynayaa saaxiibkey Axmed Cali Ugaas, qoyska reer Ugaas Nuure iyo dhamaan shacabka Soomaaliyeed.


Sanadka 2000 4 April goobtuna waa mustaxiil waa caleemasaarkiii alle ha u naxariisto ugaaskii beesha jidle ahaana ugaaskii beelaha hawiye ugaas cali ugaas nuure ugaas cusmaan 
Sawirka waxaa ka muuqda  Wabar xasan wabar kutubow

Aan u wada duacyno ugaasyadeen inuu alle swt u wada nuuriyo qabriga jannatul firdowsaana ku kulmiyo

Comments

karanlandia said…
INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN.